Mogadishu marketing services waa shirkad qabata howlaha suuq geynta (DIGITAL MARKETING AGENCY) waxeyna hormarisaa goobaha ganacsi , Waxeyna lasoo tacaamushay dhowr ganacsi oo ka howl gasha guud ahaan magaalada muqdisho .